Noocyada kala duwan ee fiitamiinada & faa’iidooyinkooda: Types of Vitamins and their benefits to human beings
F itamiinku ( Vitamins) waa waxyaabo yaryar oo Dabiici ah oo xaddi yar oo kamid ah lagama maarmaan u yihiin koritaanka Jirka, Dayactirka iyo Shaqooyinka kale Ee Jirka Sida dheef-shiid kiimikaadka (Metabolic Function).Jirkeenu Ma Sameysan karo mana Soo saari karo fiitamiinnada intooda badan tiro ku filan, Waxaa uuna ka Helaa Cunooyinka kala Duwan. Waxaa Loo Qeybiyaa Fiitamiinada 2 Qeybood oo kala ah Fiitamiinada Biya ku Milma iyo Fiitamiinada Dufanka Ku Milma. 1.Fiitamiinada Biyaha ku Milma (Water-Soluble Vitamins) Fiitamiinada biyaha ku Qasma ama ku Milma Jirku ma kaydsado wixii dheeri ah Kaadida ayey Raacaan, Sidaa daraaded waxaan u baahanahay inaan si joogto ah uga helno Cunada Maalinkasta. Noocyada: Fiitamiinada ugu muhiimsan ee biyaha ku milma waxaa ka mid ah Kuwaan (fiitamiin B-isku-dhafan (sida B1, B2, B3, B5, B6, B7, B9, B12) iyo fitamiin C. Astaamaha: • Si toos ah ayaa dhiigga loo Raaciyaa kadib dheefshiidka. • Wax kasta oo dheeraad Noqda inta badan waxa...
Comments
Post a Comment
Waad mahadsantahay! Waxaad Nagala Soo xariiri kartaaInfo.deeqhealth@gmail.com haddii aad qabtid su’aal ama aad u baahan tahay caawin dheeraad ah.