Maalintaada ku bilow koob biyo ah
Aroortii marka aad hurdada ka kacdid cadayasha iyo weysada kadib cab koob biyo ah, Biyaha la cabbo ee ugu horreeya subaxdii waxay ka caawinayaan:
Isku day in aad galaas ama koob biyo ah ku sii diyaarsatid sariirtaada dhinaceeda hurdada ka hor fiidkasta si ay kugu noqoto caado fudud.
Aroortii marka aad hurdada ka kacdid cadayasha iyo weysada kadib cab koob biyo ah, Biyaha la cabbo ee ugu horreeya subaxdii waxay ka caawinayaan:
- Waraabinta jirka saacado aad huruday ka dib
- Bilaabida dheefshiidka; Dheefshiid: waa in jirka uu Tamar ama awood ka Soo Saaro Cunnada aan cunno ama keydka jirka sida Glucogon ama Baruurta Jirka.
- Nadiifinta Sunta iyo waxyaabaha kale ee aan jirka faa’iidada u la heyn
- Hagaajinta shaqada Maskaxda iyo Niyadda
- Taageerida dheefshiidka
Isku day in aad galaas ama koob biyo ah ku sii diyaarsatid sariirtaada dhinaceeda hurdada ka hor fiidkasta si ay kugu noqoto caado fudud.
Mahadsanid
.png)
Mashaaa allah
ReplyDelete