Ku biloow Maalintaada koob biyo ah Aroorta hore

 

Maalintaada ku bilow koob biyo ah 
Aroortii marka aad hurdada ka kacdid cadayasha iyo weysada kadib cab koob biyo ah, Biyaha la cabbo ee ugu horreeya subaxdii waxay ka caawinayaan:
  • Waraabinta jirka saacado aad huruday ka dib
  • Bilaabida dheefshiidka; Dheefshiid: waa in jirka uu Tamar ama awood ka Soo Saaro Cunnada aan cunno ama keydka jirka sida Glucogon ama Baruurta Jirka.
  • Nadiifinta Sunta iyo waxyaabaha kale ee aan jirka faa’iidada u la heyn 
  • Hagaajinta shaqada Maskaxda iyo Niyadda
  • Taageerida  dheefshiidka

Isku day in aad galaas ama koob biyo ah ku sii diyaarsatid sariirtaada dhinaceeda hurdada ka hor  fiidkasta si ay kugu noqoto caado fudud.

Mahadsanid 

Comments

Post a Comment

Waad mahadsantahay! Waxaad Nagala Soo xariiri kartaaInfo.deeqhealth@gmail.com haddii aad qabtid su’aal ama aad u baahan tahay caawin dheeraad ah.

QORMOOYINKA UGU CAANSAN

Noocyada kala duwan ee fiitamiinada & faa’iidooyinkooda: Types of Vitamins and their benefits to human beings

5 Cunto oo xoojiya muhiim na u ah difaaca jirka!

Cudurka Qanjo bararka (Qaamo-qashiir) Calamadihiisa Mareyntiisa iyo Tallaalkiisa